definition for: #Garanwaa
3 Definitions for Hashtag #Garanwaa
0
Geedka Garanwaa ( Masquite tree) and the use of its seeds.
0
Geedka Granwaa ( masquite tree) waxa uu dhib ku hayaa degaanka somalida dhamaan. aad baa looga cawdaa. balse dhaameelkiisa america waa lagu cunaa oo siyaabo badan baa geedkaa looga faa'idaystaa.
daqiiqda laga sameeyo midhihiisa waa qaali oo 250gramme waxa la siiyaa 11 gini oo lacagta ingriiska ah.
geedka laftiisa dhuxul iyo furniturba waa laga sameeyaa. Somalina waa uu dhibay sidee wax u jiraan
0
geedkani waa mid aad u qiimo badan hadii laga faa'idaysto